Call: +252 2 522515
Sales Hours Sat - Thur: 07:30AM - 12:00PM 15:30AM - 17:30PM Friday: Closed
Adress Khayria Area, Road Number 1, Hargeisa

Weekly Money Tips: Kobci aqoontaada lacageed kobci dhaqaalahaaga

Dara Salaam Bank > News > Insights > Weekly Money Tips: Kobci aqoontaada lacageed kobci dhaqaalahaaga
Jun 16, 2019 Posted by: admin Insights

Kobci aqoontaada lacageed kobci dhaqaalahaaga

Si aad u kobcisid dhaqalahaaga waa inaad marka hore aqoon u leedahay maamulka iyo maaraynta lacagta ama aad fahan fiican ka haysataa lacagta iyo waxay tahay, qaabka ugu fudud ee aad u kobcin kartid aqoontaada waa akhriska buugta mawduucan ka hadla, waxaa jira buug farabadan oo laga qoray lacagta iyo kobcinta dhaqaalaha inshallah halkan waxaanu idinkugu soo gudbin doonaa dhawr buug oo ka mida buugta ugu caansan ee ka hadla mawduucan:

  1. Rich Dad, Poor Dad by Robert Kiyosaki
  2. The Richest Man in Babylon by George S. Clason
  3. Total Money Makeover by Dave Ramsey
  4. Think and Grow Rich by Napoleon Hill
  5. Get a Financial Life by Beth Kobliner
  6. Thinking fast and slow by Daniel Kahneman
  7. Money Master the Game by Tony Robbins
  8. Financial fearless by Alexa
  9. The Millionaire Fastlane by M.J. Demarco
  10. Your Money or Your Life by Robin, Dominguez, and Tilford

Waxaa jira boqolaal buug oo ka hadlaya madwuucan se maanta waxaanu jeclaanay inaanu intan idin la wadaagno, buugtan oo aad ka helayso shirkadaha caanka ah sida amazon.com iyo maktabadaha onlineka ah waxaad kaga iibsan kartaa adoo isticmaalay kaadhadhka caalamiga ah ee Darasalaam bank bixiyo sida Visa card oo aad ku heli kartid 20 minute oo kaliya isla maalintaana aad wax ku iibsan kartid.

Kobci aqoontaada lacageed kobci dhaqaalahaaga

#Weekly #Money #Tips

#Darasalaam_bank

#Kobciyaha bulshada.

#Hormuudka bangiyada geeska.

#Bank #Bestbank #Somaliland #islamicbanking #Investments #innovation #Money#Finance #wealth #savings #ATM#business_partner #development #Telextransfer #ebanking#kaafi_services #payroll_services #swiftpayments #edeposit #Visa #Mastercard #murabaha  #mudarabah  #Musharakah #bank_you_can_trust  #Success #Bank #Bank #Bank