Talooyin lacageed oo kuu sahlaya maaraynta iyo kobcinta lacagtaada :-
1- Xisaabi kharashaadka bishii kaa baxa.
2- Isku day xakamaynta kharashka kaga baxa waxyaabaha aan daruuriga ahayn.
3- Mushaharkaaga ama dakhligaaga bishii sidan u kala qaybi.
– 60% u isticmaal kharashaadka kaa baxa
bishii, ka furo Darasalaam bank Current
account oo ku shubo lacagtaas, la bax
adoo isticmaalaya adeega Kaafi meelkasta
iyo xili kastaba.
– 20% dhig oo u dhig kayd ahaan, ka furo
Xisaabta kaydka ama Saving account
Darasalaam bank kuna ilow ilaa sanadka
dhamaadkiisa ama haday timaado hawl
daruuriya mooyaane.
– 10% ku samee maalgashi haba yaraadee.
– 10% ka soo hadhayna dar illahay u bixi.
*ama qaabka kugu haboon ee aad dakhligaaga u kala qaybin kartid u kala qaybi, hase ahaatee marwalba 4 tan qaybood u kala qaybi; Kharashaad, Dhigaal, Maalgashi, iyo Sadaqo hubaal way kobci hantidaaduye
Illahay ha idinku anfaco.
#Kobciyaha bulshada.
#Hormuudka bangiyada geeska.
#Bank #Bestbank #Somaliland #islamicbanking #Investments #innovation #Money#Finance #wealth #savings #ATM#business_partner #development #Telextransfer #ebanking#kaafi_services #payroll_services #swiftpayments #edeposit #Visa #Mastercard #murabaha #mudarabah #Musharakah #bank_you_can_trust #Success