Bangiga Dara Salaam ayaa u qabtay Shaqaalaha Bangiga Workshop socday maalin, Workshop-kaas oo cinwaankisu ahaa “Performance Acceleration”.

Waxay Maamulka iyo Shaqaaluhu isku weydaarsadeen sidii loo sii dardar galin lahaa waxqabadka iyo kor u qaadida adeega Bangigu bixiyo.